Dal sharci adag kasoo saaray dadka baraha bulshada Aflagaadada ku geesta

Baraha bulshada ayaa noqotay meel lagu faafiyo waxii la doono ama loogu gefo dadka, waxaana kusii badana dadka sida online ah siyaasiyiinta iyo dadka kalaba ku ceynaya baraha bulshada . Dowladda Japan ayaa soo saartay sharciyo cusub oo wax looga qabanayo dadka aflagaadada ku geesta baraha bulshada, waxaana sharcigan cusub ka dooday ugu dambeyna meel … Continue reading Dal sharci adag kasoo saaray dadka baraha bulshada Aflagaadada ku geesta